{"id":509654,"date":"2024-03-12T14:25:51","date_gmt":"2024-03-12T11:25:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509654"},"modified":"2024-03-12T14:25:51","modified_gmt":"2024-03-12T11:25:51","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-la-kulmay-wafdi-ka-socda-hayadda-msf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-oo-la-kulmay-wafdi-ka-socda-hayadda-msf\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wafdi ka socda hay\u2019adda MSF"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay madaxa ugu Sarreeya hay\u2019adda MSF Tammaam Aloudat.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen iyo madaxa hay\u2019adda MSF ayaa kulankooda la isaga xog-waraystay mashaariicda socda ee hay\u2019addu ay ka waddo guud ahaan deegannada Koonfur Galbeed dhinacyada horumarinta adeegyada Caafimaadka, kaalmaynta dadka barakacayaasha ah iyo sidii loo xoojin lahaa mashaariicda.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeyb galay agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Mudane Cabdi Cali Dogey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay madaxa ugu Sarreeya hay\u2019adda MSF Tammaam Aloudat. Madaxweyne Laftagareen iyo madaxa hay\u2019adda MSF ayaa kulankooda la isaga xog-waraystay mashaariicda socda ee hay\u2019addu ay ka waddo guud ahaan deegannada Koonfur Galbeed dhinacyada horumarinta adeegyada Caafimaadka, kaalmaynta dadka barakacayaasha ah iyo sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509654","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509656,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509654\/revisions\/509656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}