{"id":509634,"date":"2024-03-12T10:09:31","date_gmt":"2024-03-12T07:09:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509634"},"modified":"2024-03-12T10:46:49","modified_gmt":"2024-03-12T07:46:49","slug":"muqdishosonna-garbahaareey-oo-u-gudubtay-wareegga-2aad-ee-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdishosonna-garbahaareey-oo-u-gudubtay-wareegga-2aad-ee-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Garbahaareey oo u gudubtay wareegga 2aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8230;Tartamayaasha Degmada Garbahaareey ayaa xalay u gudubtay wareegga 2aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay 12-dhibciid kaga guuleysteen koox ku tartameysay magaca Degmada Xamar-jajab.<br \/>\nTartameyaasha labada degmo ee Garbahaareey iyo Xamar Jajab ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag labada dhinac inta uu tartanka socday.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, waxaa barnaamijka sanadkaan si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga IBS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<br \/>\nCaawa tartanka 3-aad waxaa ku baratami doona degmooyinka Howlwadaag iyo Ceeldheer oo ka kala tirsan Gobollada Banaadir iyo Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8230;Tartamayaasha Degmada Garbahaareey ayaa xalay u gudubtay wareegga 2aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay 12-dhibciid kaga guuleysteen koox ku tartameysay magaca Degmada Xamar-jajab. Tartameyaasha labada degmo ee Garbahaareey iyo Xamar Jajab ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":509636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509634","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509634"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509634\/revisions\/509647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}