{"id":509625,"date":"2024-03-11T17:31:37","date_gmt":"2024-03-11T14:31:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509625"},"modified":"2024-03-11T17:31:37","modified_gmt":"2024-03-11T14:31:37","slug":"xamar-jajab-iyo-garbahaarey-oo-caawa-isku-arkaya-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xamar-jajab-iyo-garbahaarey-oo-caawa-isku-arkaya-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Xamar-jajab iyo Garbahaarey oo caawa isku arkaya tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 18px;\"><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Degmooyinka Xamar Jajab iyo Garbahaarey oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Gedo ayaa caawa isku araya <\/span><span style=\"font-size: 18px;\">tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo xalay daahfurmay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Xarunta warbaahinta Qaranka ayaa xalay waxaa si rasmi ah uga furmay tartanka bisha Ramadaan ee ay ka qeybgalayaan degmooyimnka gobolka Banaadir iyo kuwa gobollada dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane\u00a0 Daa&#8217;uud Aweys Jaamac ayaa xalay si rasmi ah u furay tartnka cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaanka, isaga oo sheegay in tartankaani uu yahay mid xambaarsan aqoon iyo isbarasho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Kulankii koowaad ee Tartan Cilmiyeedkii xalay\u00a0 waxaa ku baratamay degmooyinka Dhuusamareeb iyo Xudur, xilli degmada Dhuusamareeb ay ku guuleysatay 18-dhibcood.<\/span><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240311_173025_418.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Degmooyinka Xamar Jajab iyo Garbahaarey oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Gedo ayaa caawa isku araya tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo xalay daahfurmay. Xarunta warbaahinta Qaranka ayaa xalay waxaa si rasmi ah uga furmay tartanka bisha Ramadaan ee ay ka qeybgalayaan degmooyimnka gobolka Banaadir iyo kuwa gobollada dalka. Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509625","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509627,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509625\/revisions\/509627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}