{"id":509622,"date":"2024-03-11T17:10:02","date_gmt":"2024-03-11T14:10:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509622"},"modified":"2024-03-11T17:10:02","modified_gmt":"2024-03-11T14:10:02","slug":"soomaaliya-qaramada-midoobay-oo-kawada-arrinsanaya-wax-ka-qabashada-isbadalka-cimillada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-qaramada-midoobay-oo-kawada-arrinsanaya-wax-ka-qabashada-isbadalka-cimillada\/","title":{"rendered":"Soomaaliya &#038; Qaramada Midoobay oo kawada arrinsanaya wax ka qabashada isbadalka cimillada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo isbedelka cimilada Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo hay\u2019ada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ayaa kulan la qaatay Wakaaladaha La aqoonsan yahay iyo Qaramada Midoobay (UN).<\/p>\n<p>kulankan ayaa diirada lagu saaray iskaashiga qaramada midoobe (UN) iyo Dowlada Soomaaliya ee arrimaha is bedelka cimilada iyo Kala Horeysiinta Barnaamijyada Geedi Socodka Hay\u2019ada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ee dalka soomaaliya.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240311_170635_001.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo isbedelka cimilada Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo hay\u2019ada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ayaa kulan la qaatay Wakaaladaha La aqoonsan yahay iyo Qaramada Midoobay (UN). kulankan ayaa diirada lagu saaray iskaashiga qaramada midoobe (UN) iyo Dowlada Soomaaliya ee arrimaha is bedelka cimilada iyo Kala Horeysiinta Barnaamijyada Geedi Socodka Hay\u2019ada Sanduuqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509623,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509622","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509624,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509622\/revisions\/509624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}