{"id":509601,"date":"2024-03-11T12:11:20","date_gmt":"2024-03-11T09:11:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509601"},"modified":"2024-03-11T12:54:30","modified_gmt":"2024-03-11T09:54:30","slug":"bisha-ramadaan-oo-bilatay-iyo-dadka-falastiin-oo-wajahaya-baahi-iyo-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bisha-ramadaan-oo-bilatay-iyo-dadka-falastiin-oo-wajahaya-baahi-iyo-dagaal\/","title":{"rendered":"Dadka Reer Falastiin oo bilowga Ramadaan  wajahaya baahi iyo dagaal"},"content":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini\u2019aadanimada dadka reer Falastiin UNRWA ayaa sheegtay in deegaan kasta oo Falastiin ah ay ka jiraan baahi iyo macluul daran, xilli uu si rasmi ah u bilowday ama la galay bisha Ramadaan.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda ayaa mar kale ku \u00a0celisay baaq la xiriiray in la helo xabad joojin degdeg ah,gaar ahaan \u00a0inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa boqolaal Falastiiniyiin ah ka hor istaagay in ay galaan masaajidka al-Aqsa ee ku yaala bariga Quddus ee la haysto si ay ula yimaadaan waajibaadka Alle,gaar ahaan salaadaha iyo ducooyinka gaarka u ah bisha Ramadaan, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa\u2019iil \u00a0ayaa garaacay dad badan oo Falastiiniyiin ah,isla markaana hor-istaagay in ay salaadaha bisha Ramadaan ku dukadaan \u00a0Masjidka Al-Aqsa ee la heysto .<\/p>\n<p>Ismail Haniyeh oo ah madaxa xafiiska siyaasadda ee Xamaas, ayaa Israa&#8217;iil ku eedeeyay in ay ku guuldaraysatay in ay gaadho heshiis xabbad-joojin ah kahor bisha Ramadaan, isagoo yiri &#8220;Ma doonayno heshiis aan soo afjareyn dagaalka Gaza.&#8221;<\/p>\n<p>Ugu yaraan 31,045 falastiiniyiin ah ayaa la dilay 72,654 kalena waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa\u2019iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7.<\/p>\n<p>Tirada \u00a0dhimashada Israa\u2019iil eek u baxay \u00a0weerarradii Xamaas ee Oktoobar 7 ayaa maraysay 1,139, daraasiinna weli waa la haystaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini\u2019aadanimada dadka reer Falastiin UNRWA ayaa sheegtay in deegaan kasta oo Falastiin ah ay ka jiraan baahi iyo macluul daran, xilli uu si rasmi ah u bilowday ama la galay bisha Ramadaan. Hey\u2019adda ayaa mar kale ku \u00a0celisay baaq la xiriiray in la helo xabad joojin degdeg ah,gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509603,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509601","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509607,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509601\/revisions\/509607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}