{"id":509588,"date":"2024-03-11T08:58:19","date_gmt":"2024-03-11T05:58:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509588"},"modified":"2024-03-11T09:00:46","modified_gmt":"2024-03-11T06:00:46","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-xarunta-degmada-hodan-ka-furay-daadajinta-doodaha-dastuurka-ee-ka-qaybgalka-dadweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-xarunta-degmada-hodan-ka-furay-daadajinta-doodaha-dastuurka-ee-ka-qaybgalka-dadweynaha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka  XFS oo Xarunta Degmada Hodan ka furay daadajinta doodaha dastuurka dalka"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka Mudane Burhaan Aadan Cumar ayaa caawa Xarunta Degmada Hodan ka furay daadajinta doodaha dastuurka ee ka qaybgalka\u00a0 Dadweynaha, kaas oo dhammaan degmooyinka Gobolka Benadir laga sameyn doono.<\/p>\n<p>Daadajinta doodaha dastuurka ee ka qaybgalka dadweynaha ayaa ahmiyad weyn u leh in bulsho weynta Soomaaliyeed si guud ugu qeyb qaataan dooda dastuurka Wasaaradda iyo Guddiyada uxilsaaran\u00a0 dastuurka ayaa soo waday muddo badan latashiyada bulshada Si loo helo dastuur dhameystiran.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macalin\u00a0 ayaa carabka ku adkeeyay\u00a0 in dalka la xisbiyeeyo ay nooga xirantahay qabyo tirka dastuurka ,dastuurkana ahayn mid ay ku daneysanayaan balse\u00a0 dhameystir u ah dowladnimadeena asaga oo tilmaamay dastuurka dadweynaha leeyihiin ayagiina loo soo celiyay oo doodo wax ku ool ah ka sameynayaan.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240311_085904_217.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka Mudane Burhaan Aadan Cumar ayaa caawa Xarunta Degmada Hodan ka furay daadajinta doodaha dastuurka ee ka qaybgalka\u00a0 Dadweynaha, kaas oo dhammaan degmooyinka Gobolka Benadir laga sameyn doono. Daadajinta doodaha dastuurka ee ka qaybgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":509589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509588","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509588"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509593,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509588\/revisions\/509593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}