{"id":509533,"date":"2024-03-10T17:43:14","date_gmt":"2024-03-10T14:43:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509533"},"modified":"2024-03-10T17:47:24","modified_gmt":"2024-03-10T14:47:24","slug":"amb-kullane-oo-ka-qeyb-galay-kalfadhiga-2-aad-ee-golaha-wadatashiga-shacabka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amb-kullane-oo-ka-qeyb-galay-kalfadhiga-2-aad-ee-golaha-wadatashiga-shacabka-shiinaha\/","title":{"rendered":"Amb: Kullane oo ka qeyb galay kalfadhiga 2-aad ee golaha wadatashiga shacabka Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA);- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xiritaanka shirka 14-aad ee guddiga qaran ee wada-tashiga siyaasadda Shiinaha (CPPCC) \u00a0oo lagu qabtay hoolka weyn ee shacabka (The Great Hall of the People).<\/p>\n<p>Shirka waxaa goobjoog ahaa madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo madax kale, waxaana kullanka diiradda lagu saaray y dib u eegista warbixinnada iyo soo jeedinta lagu hagayo siyaasadaha mustaqbalka ee Shiinaha.<\/p>\n<p>Wang Huning oo ah hogaamiyaha xisbiga CPPCC ayaa ugu horeyn khudbad kooban ka jeediyay madasha, wuxuuna sharxay waxyaabihii u qabsoomay iyo hadafka guddiga. Ka qayb galka Amb. Kullane ee shirka ayaa cadeyn u ah xiriirka adag ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Danjire, Cawaale Cali Kullane ayaa muujiyay xiriirka iyo iskaashiga xooggan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, wuxuuna kullankan fursad siinayaa Soomaaliya si ay faham wanaagsan uga qaadato siyaasadda Shiinaha.<\/p>\n<p>Shirkan, ayaa qeyb ka ah dadaalka ay Soomaaliya ugu jirto xoojinta xiriirka ay la leedahay dalalka kale, sida Shiinaha. Waxay muujineysaa sida ay Soomaaliya u daneyneyso in ay si firfircoon uga qayb qaadato doodaha caalamiga ah iyo in la helo fursado iskaashi oo caawin kara labada dal.\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509535\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.18-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"743\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.18-PM.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.18-PM-300x206.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.18-PM-1024x704.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.18-PM-768x528.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.18-PM-860x592.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509536\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"596\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-1.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-1-300x166.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-1-1024x565.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-1-768x424.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-1-860x475.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509534\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"784\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM.jpeg 784w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-230x300.jpeg 230w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/WhatsApp-Image-2024-03-10-at-4.04.17-PM-768x1003.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 784px) 100vw, 784px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA);- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xiritaanka shirka 14-aad ee guddiga qaran ee wada-tashiga siyaasadda Shiinaha (CPPCC) \u00a0oo lagu qabtay hoolka weyn ee shacabka (The Great Hall of the People). Shirka waxaa goobjoog ahaa madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo madax kale, waxaana kullanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":509535,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509533","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509533"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509557,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509533\/revisions\/509557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}