{"id":509440,"date":"2024-03-09T17:36:41","date_gmt":"2024-03-09T14:36:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509440"},"modified":"2024-03-09T17:36:41","modified_gmt":"2024-03-09T14:36:41","slug":"saraakiil-ka-tirsan-heyadda-socdaalka-jinsiyadda-soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-heyadda-socdaalka-jinsiyadda-soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-tanzania\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan hey\u2019adda Socdaalka jinsiyadda Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Tanzania"},"content":{"rendered":"<p>Moshi-(SONNA)-Saraakiil ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa magaalada Moshi ee dalka Tanzania ugu soo gabagaboobay tabarbar ku saabsanaa Socdaalka iyo Maamulka Xudduudaha. Tababarkaan oo socday muddo toddobaad ah, ayaa waxa soo qabanqaabiyay Urur Goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>Saraakiisha HSJ ee ka qeybgalay tababarkaan ayaa waxay ku qaateen casharro ku saabsan sida looga hortago dambiyada abaabulan ee tahriibka iyo sida ay dowladaha xubnaha ka ah urur Goboleedka IGAD, isaga kaashan karaan arrimaha socodaalka iyo xuduudaha.<\/p>\n<p>Mudadii uu tababarka socday ayaa Saraakiisha waxaa booqasho loo geeyay bar-xuduudeedka dhulka ee u dhaxeeya Kenya iyo Tanzania (One stop border Post).<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509441\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-1.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-1-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-1-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509442\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"971\" height=\"677\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-2.jpeg 971w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-2-300x209.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-2-768x535.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-2-860x600.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 971px) 100vw, 971px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509443\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-3.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-3-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-3-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-3-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-3-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509444\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-4.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-4-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-4-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-4-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-4-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509445\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"985\" height=\"809\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-5.jpeg 985w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-5-300x246.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-5-768x631.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-5-860x706.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 985px) 100vw, 985px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509446\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-6.jpeg\" alt=\"\" width=\"344\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-6.jpeg 344w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-6-246x300.jpeg 246w\" sizes=\"auto, (max-width: 344px) 100vw, 344px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509447\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-7.jpeg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"736\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-7.jpeg 675w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-7-275x300.jpeg 275w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509448\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-8.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-8.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-8-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-8-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-8-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Saraakiil-ka-tirsan-heyadda-Socdaalka-jinsiyadda-Soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-Tanzania-8-860x645.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moshi-(SONNA)-Saraakiil ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa magaalada Moshi ee dalka Tanzania ugu soo gabagaboobay tabarbar ku saabsanaa Socdaalka iyo Maamulka Xudduudaha. Tababarkaan oo socday muddo toddobaad ah, ayaa waxa soo qabanqaabiyay Urur Goboleedka IGAD. Saraakiisha HSJ ee ka qeybgalay tababarkaan ayaa waxay ku qaateen casharro ku saabsan sida looga hortago dambiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":509441,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1196],"class_list":{"0":"post-509440","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-saraakiil-ka-tirsan-heyadda-socdaalka-jinsiyadda-soomaaliya-oo-tababar-loogu-soo-xiray-dalka-tanzania"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509449,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509440\/revisions\/509449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}