{"id":509366,"date":"2024-03-09T09:15:35","date_gmt":"2024-03-09T06:15:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509366"},"modified":"2024-03-09T09:17:08","modified_gmt":"2024-03-09T06:17:08","slug":"wasiir-biixi-soomaaliya-waxay-mar-labaad-muujisay-isbeddel-xooggan-oo-dib-u-habeynta-dhaqaalaha-iyo-hayadaha-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-biixi-soomaaliya-waxay-mar-labaad-muujisay-isbeddel-xooggan-oo-dib-u-habeynta-dhaqaalaha-iyo-hayadaha-maaliyadda\/","title":{"rendered":"Wasiir Biixi&#8221; Soomaaliya waxay mar labaad muujisay isbeddel xooggan oo dib u habeynta dhaqaalaha iyo hay&#8217;adaha maaliyadda,&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA): Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay&#8217;adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaas.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo faah faahin ka bixiyay shirka ayaa sheegay in ay si guul ah ku soo dhammaadeen kulamadii uu la qaatay hey\u2019adaha caalamiga ah ee maaliyadda iyo Saaxibada Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Waxaa magaalada Nairobi noogu soo gebobagoobay shirkii dib-u-habeynta dhaqaalaha ee hay&#8217;adaha dowladda ee ay gardaadineysay hay&#8217;adda lacagta adduunka ee IMF, shirkan oo toddobaad ka socday magaalada oo ay ka qeyb galeen hay&#8217;ado kala duwan oo dowladda ah runtii si aad iyo u qurux badan ayuu noogu dhacay, waxay muujisay in Soomaaliya mar labaad isbeddel xooggan uu socdo oo dhanka dib-u-habeynta dhaqaalaha ah iyo hay&#8217;adaha maaliyadda intaba&#8221;, ayuu yiri wasiir Biixi.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in uu dardar ku socdo kobaca dakhliga dalka, iyadoo la isticmaalayo Aalado Teknoolajiyadeed oo casri ah, kuwaas oo qeyb ka qaatay kobaca hannaanka dhaqaalaha ee dalkeenna, isagoo dhanka kale, wasiir Biixi uu cara-baabay in maalinta berito ah la soo saari doono warbixinta hay&#8217;adda lacagta adduunka oo lagu caddeyn doono in Soomaaliya sameysay sare u kac dhaqaale iyo hannaan maaliyadeed oo adag.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Waxaa soo bixi doonna beritoole haddii uu Alle yiraahdo warbixintii hay&#8217;adda lacagta adduunka ka soo saari jirtay marka shirarka noocaan ay qabsoomaan shirka gebogebadiisa,runtii warbixintan waxaa lagu tilmaami doonaa ee in Soomaaliya sidii la rabay ay u socoto Deyn cafiskii ka dib, in ay dib-u-dhac sameyn oo hore u socod uu jiro, marka shirkaas guul iyo wuxuu ku soo dhammaaday iyo isfaham.,&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\">\n<div dir=\"auto\">Tan iyo markii Deynta laga cafiyay Soomaaliya, waxay ku tallaabsatay guulo la taaban karo oo xagga maaliyadda ah, taas oo lagu qiray shirarkii ugu dambeeyay ee Dowladda Federaalka ay la qaadatay hay&#8217;adaha horumarinta Maaliyadda sida IMF iyo ururo kale oo caalami ah.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA): Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay&#8217;adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaas. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo faah faahin ka bixiyay shirka ayaa sheegay in ay si guul ah ku soo dhammaadeen kulamadii uu la qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":498199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509366","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509368,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509366\/revisions\/509368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/498199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}