{"id":509339,"date":"2024-03-08T09:01:49","date_gmt":"2024-03-08T06:01:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509339"},"modified":"2024-03-08T09:04:21","modified_gmt":"2024-03-08T06:04:21","slug":"biden-oo-israel-u-sheegay-in-gargaarka-gaza-uusan-noqon-wax-lagu-gorgortamo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/biden-oo-israel-u-sheegay-in-gargaarka-gaza-uusan-noqon-wax-lagu-gorgortamo\/","title":{"rendered":"Biden oo Israel u sheegay in gargaarka Gaza uusan noqon wax lagu gorgortamo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu xeebta Gaza ka dhisi doono marin ku meel gaar ah si sahayda gargaarka bini\u2019aadanimo loogu oggolaato in ay si nabad ah u gaaraan dadka \u00a0rayidka ah ee reer Gaza.<\/p>\n<p>Biden ayaa sheegay in Israa&#8217;iil ay qasab ku tahay inay u ogolaato Gaza in la gaarsiiyo gargaar dheeraad ah ,isagoo intaa raaciyay in la hubiyo badqabka shaqaalaha hey\u2019adaha oo aan lagu qaban ama lagu sameyn faragalin ama dagaal.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biden ayaa sidoo kale Tel Aviv u sheegay in mudnaanta la siiyo ilaalinta iyo badbaadinta nolosha dadka rayidka ah ee aan wax galabsan .<\/p>\n<p>Dhinaca kale,wafdi ka socda Xamaas ayaa ka dhoofay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ,iyadoo sarkaal ka tirsan kooxda uu sheegay in Israa&#8217;iil ay fashilisay dhammaan isku daygii dhexdhexaadiyeyaasha ee lagu doonaayay in heshiis la gaaro.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 30,800 falastiiniyiin ah ayaa la dilay, 72,198 kalena waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa\u2019iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7,halka tirada dhimashada Israa\u2019iil ee weerarradii Xamaas \u00a0ay gaareyso 1,139.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu xeebta Gaza ka dhisi doono marin ku meel gaar ah si sahayda gargaarka bini\u2019aadanimo loogu oggolaato in ay si nabad ah u gaaraan dadka \u00a0rayidka ah ee reer Gaza. Biden ayaa sheegay in Israa&#8217;iil ay qasab ku tahay inay u ogolaato Gaza in la gaarsiiyo gargaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509339","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509339"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509342,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509339\/revisions\/509342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}