{"id":509326,"date":"2024-03-07T15:48:10","date_gmt":"2024-03-07T12:48:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509326"},"modified":"2024-03-07T15:48:10","modified_gmt":"2024-03-07T12:48:10","slug":"madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-daah-furey-machadka-cilmi-baarista-ee-irad-institute","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-daah-furey-machadka-cilmi-baarista-ee-irad-institute\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo, (SONNA): &#8211; Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE).<\/p>\n<p>Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Qubaro ku xeeldheer Cilmi baarista, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.<\/p>\n<p>Machadka ayaa soo bandhigi doona, cilmi baaris iyo talooyin ka qeyb qaadan doona ilaalinta iyo horumarinta deegaanka iyo dhismaha dowlad awood u leh in ay dabooli karto baahiyaha Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, (SONNA): &#8211; Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE). Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Qubaro ku xeeldheer Cilmi baarista, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Machadka ayaa soo bandhigi doona, cilmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":509327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509328,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509326\/revisions\/509328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}