{"id":509315,"date":"2024-03-07T14:36:12","date_gmt":"2024-03-07T11:36:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509315"},"modified":"2024-03-07T14:37:01","modified_gmt":"2024-03-07T11:37:01","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-xarigga-ka-jaray-dhismaha-qeybta-baariska-danbiyada-ee-c-i-d","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-xarigga-ka-jaray-dhismaha-qeybta-baariska-danbiyada-ee-c-i-d\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray dhismaha Qeybta Baarista Danbiyada ee C.I.D"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu soo kordhiyey qalab casri ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dhismahan cusub uu qeyb weyn ka qaadan doonno Horumarinta caddaaladda iyo ka hortagga danbiyada, xukuumadduna ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta iyo horumarinta caddaaladda oo muhiim u ah dalka.<\/p>\n<p>\u201cBoolisku waa isha laga arko dal horumarkiisa iyo caddaaladdiisa, si taas loo xaqiijinaya waa muhiim in la tayeeyo booliska iyo caddaaladda dalka oo ah labo qeybood oo iskaabaya.\u201d ayuu yiri Mudane Xamse.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo kormeerey qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay dhismaha cusub, ayaa uga mahadceliyey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo hey\u2019adihii gacanta ka geystay hirgelinta dhismaha cusub ee loo sameeyey Hey\u2019adda Baarista Danbiyada ee C.I.D.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu soo kordhiyey qalab casri ah. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dhismahan cusub uu qeyb weyn ka qaadan doonno Horumarinta caddaaladda iyo ka hortagga danbiyada, xukuumadduna ay mudnaan gaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":509316,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509315","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509318,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509315\/revisions\/509318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}