{"id":509312,"date":"2024-03-07T11:20:24","date_gmt":"2024-03-07T08:20:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509312"},"modified":"2024-03-07T14:42:54","modified_gmt":"2024-03-07T11:42:54","slug":"golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-magacaabista-guddoomiyaha-iyo-agaasimaha-guud-ee-bangiga-horumarinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-magacaabista-guddoomiyaha-iyo-agaasimaha-guud-ee-bangiga-horumarinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda in Marwo Hodan Cismaan ay noqoto Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, halka Mudane Aadan Rooble uu noqonayo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lagu ansixiyey shirka Hindise Sharciyeedka Xeerka Hey\u2019adaha aan dowliga aheyn, Habraaca Diiwaan-gelinta Gaadiidka iyo Siyaasadda Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada, ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo difaaca dalka ka dhageystay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha, iyaga oo golaha faah-faahin ka siiyey howlgallada socda ee sugidda amniga, xasillinta iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre. Shirkan ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":509313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509312","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509314,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509312\/revisions\/509314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}