{"id":509309,"date":"2024-03-07T11:12:36","date_gmt":"2024-03-07T08:12:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509309"},"modified":"2024-03-07T11:12:36","modified_gmt":"2024-03-07T08:12:36","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-daah-furay-hanaan-casri-ah-oo-lagu-bixin-doono-baasaboorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-daah-furay-hanaan-casri-ah-oo-lagu-bixin-doono-baasaboorka\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Hay&#8217;adda Socdaalka oo daah furay hanaan casri ah oo lagu bixin doono baasaboorka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA):- Agaasimaha Guud Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Ahmed Said Mohamed, ayaa maanta daah furay hanaan casri ah oo lagu bixin doono baasaboorka.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Hanaankan cusub ayaa ah mid si digital ah loogu hubinayo xogta muwaadinka, hanaanka dirista baasaboorka iyo habka qaadashada intaba.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Adeeggaan cusub oo ah mid la jaanqaadaya habka casriga ah ee bixinta baasboorada, ayaa looga maarmi doonaa in lagu qoro gacanta codsiyada baasaboorka iyo xogta muwaadinka waxa uuna meesha ka saaridoona culeyskii ka iimaan jiray foomamka gacanta lagu buuxiyo, isaga oo soo gaabinaya waqtiga hubinta iyo daabacaadda intaba.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Agaasimaha Guud Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Ahmed Said Mohamed, ayaa maanta daah furay hanaan casri ah oo lagu bixin doono baasaboorka.\u00a0 Hanaankan cusub ayaa ah mid si digital ah loogu hubinayo xogta muwaadinka, hanaanka dirista baasaboorka iyo habka qaadashada intaba. Adeeggaan cusub oo ah mid la jaanqaadaya habka casriga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":509310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509309","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509311,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509309\/revisions\/509311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}