{"id":509287,"date":"2024-03-06T18:09:14","date_gmt":"2024-03-06T15:09:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509287"},"modified":"2024-03-06T18:10:21","modified_gmt":"2024-03-06T15:10:21","slug":"wasiir-khadiija-al-makhzoumi-oo-kulan-la-yeelatay-iskuduwaha-baniaadannimada-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-khadiija-al-makhzoumi-oo-kulan-la-yeelatay-iskuduwaha-baniaadannimada-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo kulan la yeelatay Iskuduwaha Bani&#8217;aadannimada ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):- <\/strong>Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo Iskuduwaha Bani&#8217;aadannimada ee Qaramada Midoobay Mudane George Conway.<\/p>\n<p>Kulanka Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa diiradda lagu saaray, isbeddelka cimilada, hay\u2019adaha Qaramada Midoobay iyo xidhiidhka deeq-bixiyayaasha ee dalkeena, iyo sidii xoogga la saari lahaa xoojinta xiriirka aan la leenahay Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF).<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo ay soo dhigtay Wasiir Khadiija ayey ku tiri, \u201cWaxaan kulan la yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee UN-ka iyo Iskuduwaha Bani&#8217;aadannimada ee Qaramada Midoobay Mudane George Conway. Waxaanu ka wada hadalnay isbeddelka cimilada, hay\u2019adaha Qaramada Midoobay iyo xidhiidhka deeq-bixiyayaasha ee dalkeena, iyo sidii xoogga la saari lahaa xoojinta xiriirka aan la leenahay Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF).\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo Iskuduwaha Bani&#8217;aadannimada ee Qaramada Midoobay Mudane George Conway. Kulanka Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa diiradda lagu saaray, isbeddelka cimilada, hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509287","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509287"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509290,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509287\/revisions\/509290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}