{"id":509271,"date":"2024-03-06T14:13:20","date_gmt":"2024-03-06T11:13:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509271"},"modified":"2024-03-06T14:13:20","modified_gmt":"2024-03-06T11:13:20","slug":"shir-looga-hadlaya-wax-qabadka-xafiiska-hanti-dhowrka-ee-sanadkii-tagay-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-looga-hadlaya-wax-qabadka-xafiiska-hanti-dhowrka-ee-sanadkii-tagay-oo-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shir looga hadlaya wax qabadka Xafiiska hanti dhowrka ee sanadkii tagay oo ka furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa shir guddoomiyey kulan sanadeedka Bahwadaagta Caalamiga ah ee dhanka horumarka ka taageerta XHGS oo si fogaan-arag ah u qabsoomay.<\/p>\n<p>Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa looga hadlay waxqabadka Xafiiska ee sannadkii 2023, caqabadaha jiray iyo horumarada laga gaaray xaqiijinta yoolasha Qorshaha Istaraatiijiyadda ee 2023-2027.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa bahwadaag Caalamiga ee Xafiiska hanti dhowrka ka taageera dhanka horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa shir guddoomiyey kulan sanadeedka Bahwadaagta Caalamiga ah ee dhanka horumarka ka taageerta XHGS oo si fogaan-arag ah u qabsoomay. Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa looga hadlay waxqabadka Xafiiska ee sannadkii 2023, caqabadaha jiray iyo horumarada laga gaaray xaqiijinta yoolasha Qorshaha Istaraatiijiyadda ee 2023-2027. Kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509271","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509273,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509271\/revisions\/509273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}