{"id":509251,"date":"2024-03-06T12:07:52","date_gmt":"2024-03-06T09:07:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509251"},"modified":"2024-03-06T12:15:05","modified_gmt":"2024-03-06T09:15:05","slug":"wasiir-maareeye-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo qaabbilay wafdi ka socda Midowga yurub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah madaxa kooxda u adkaysiga kaabayaasha dhaqaalaha. oo uu wehlinayo Luco Pagliara oo ah Maamulka Barmaamijka wax soo saarka ee Somaliya iyo wakiillo ka socda (NIRAS).<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka , Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa xubnahan lagaaray heshiis lagu xoojinayo haqab_beelka cuntada iyo kobcinta horumarka loo dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah madaxa kooxda u adkaysiga kaabayaasha dhaqaalaha. oo uu wehlinayo Luco Pagliara oo ah Maamulka Barmaamijka wax soo saarka ee Somaliya iyo wakiillo ka socda (NIRAS). Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509251","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509254,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509251\/revisions\/509254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}