{"id":509244,"date":"2024-03-06T10:54:24","date_gmt":"2024-03-06T07:54:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509244"},"modified":"2024-03-06T10:54:24","modified_gmt":"2024-03-06T07:54:24","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-degaanno-ka-tirsan-koofurta-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-degaanno-ka-tirsan-koofurta-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaanno ka tirsan koofurta Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Ciidanka xooga dalka gaar ahaan guutada 13-aad Qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug\u00a0 oo garab ka helaya Macawisleyda deegaanka ayaa howlgal culus ka wada koofurta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ayaa warbaahinta Qaranka u sheegtay in ay ku guuleysteen in kooxda Khawaarijta ay ka saaraan howdka u dhow deegaanka Jeex Jeexa kaas oo ku yaalla inta u dhaxeysa Caad Iyo Camaaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Ciidanka xooga dalka gaar ahaan guutada 13-aad Qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug\u00a0 oo garab ka helaya Macawisleyda deegaanka ayaa howlgal culus ka wada koofurta Gobolka Mudug. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ayaa warbaahinta Qaranka u sheegtay in ay ku guuleysteen in kooxda Khawaarijta ay ka saaraan howdka u dhow deegaanka Jeex Jeexa kaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509244","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509246,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509244\/revisions\/509246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}