{"id":509228,"date":"2024-03-05T20:58:17","date_gmt":"2024-03-05T17:58:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509228"},"modified":"2024-03-05T20:58:17","modified_gmt":"2024-03-05T17:58:17","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-la-kulmay-madaxa-cusub-ee-barnaamijka-ssf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-la-kulmay-madaxa-cusub-ee-barnaamijka-ssf\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha oo la kulmay madaxa cusub ee barnaamijka SSF"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Bianca Jinga oo ah madaxa cusub ee barnaamijka SSF wejigiisa 3-aad iyada oo labada dhinac ay hoosta ka xariiqeen adkeynta xiriirka iyo ka wadashqeynta arrimaha hortabinta leh.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya mudane Axmed Fiqi ayaa soodhoweynta xilka cusub ee loo magacaabay kasokow waxaa uu xusay hortabinnada Wasaaradda ee dhanka Xasillinta, nabad dhiska iyo Dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Dhankeeda, madaxa SSF Bianca Jinga waxaa ay sheegtay in howlaha wejiga 3-aad ee barnaamijka aanu ku koobneyn Xasllinta ee ay diyaar u yihiin in ay taageero ka geystaan arrimaha horumar u sameynaya bulshada Soomaaliyeed oo ay dhab u heshiisiinta iyo nabadda ugu horeeyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Bianca Jinga oo ah madaxa cusub ee barnaamijka SSF wejigiisa 3-aad iyada oo labada dhinac ay hoosta ka xariiqeen adkeynta xiriirka iyo ka wadashqeynta arrimaha hortabinta leh. Wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":509229,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509228","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509230,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509228\/revisions\/509230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}