{"id":509179,"date":"2024-03-05T10:13:05","date_gmt":"2024-03-05T07:13:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509179"},"modified":"2024-03-05T11:58:48","modified_gmt":"2024-03-05T08:58:48","slug":"in-ka-badan-50-khawaarij-ah-oo-lagu-dilay-howlgalka-maalintii-4-aad-ka-socda-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-50-khawaarij-ah-oo-lagu-dilay-howlgalka-maalintii-4-aad-ka-socda-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"In ka badan 50 khawaarij ah oo lagu dilay howlgalka maalintii 4-Aad ka socda Jubbada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in maalintii 4aad howlgal qorsheysan oo ay iska kaashanayaan Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland uu ka socda Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in howlgalladaas lagu khaarajiyay in ka badan 50 ka tirsan Khawaarijta, iyadoo sidoo kale gacanta lagu dhigay 20 kale oo dhagarqabeyaal ah, kuwaas oo dhibaato ku hayay dadka deegaannadaas ku dhaqan.<\/p>\n<p>&#8220;Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Jubaland waxa ay Maalintii Afaraad oo xiriir ah Hawdka ku baacsanayaan Khawaarijta, 50 ka badan waa la dilay, 20 kale nolosha ayaa lagu qabtay, Dhul badanna waa laga sifeeyay, alle ayaa mahadsan&#8221; ayuu yiri wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala.<\/p>\n<p>Howlgalladan ayaa waxay ka socdaan tuulooyinka Muuse-xaaji, Malaaylay, Turdho, Baxar-saafka, iyo deegaanno kale, iyadoo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleeyshiyaad badan halka qaar kale nolosha lagu qabtay tan iyo Sabtidii la soo dhaafay, waana howlgal balaaran oo khawaarijta loogu galay godadkii ay ku dhuumaaleysanayeen.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa kuwa deegaanka ayaa Howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada Dowlad gobolleedyada Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Galmudug, kuwaas oo khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509197\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628867803-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509198\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628858728.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1440\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628858728.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628858728-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628858728-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628858728-860x1147.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-509199\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709628849376-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in maalintii 4aad howlgal qorsheysan oo ay iska kaashanayaan Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland uu ka socda Gobolka Jubbada Hoose. Mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in howlgalladaas lagu khaarajiyay in ka badan 50 ka tirsan Khawaarijta, iyadoo sidoo kale gacanta lagu dhigay 20 kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":509195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509179","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509179"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509179\/revisions\/509200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}