{"id":509165,"date":"2024-03-04T16:49:29","date_gmt":"2024-03-04T13:49:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509165"},"modified":"2024-03-04T16:49:29","modified_gmt":"2024-03-04T13:49:29","slug":"20-qof-oo-gaajo-ugu-geeriyootay-gobolka-amxaarada-ee-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/20-qof-oo-gaajo-ugu-geeriyootay-gobolka-amxaarada-ee-itoobiya\/","title":{"rendered":"20-qof oo gaajo ugu geeriyootay gobolka Amxaarada ee Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA): Dagaalada ka socda gobolka Amxaarada ee itoobiya ayaa sababay dhimashada ku dhowaad 20 qof oo gaajo u geeriyooday, xilli abaaro ba&#8217;an ay ka jiraan gobolka, waxaana xirmay goobaha waxbarashada.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo gobolka ayaa sheegaya in abaar ba&#8217;an ay ka jirto oo saameeysay guud ahaan gobolka, waxaana kiisaska geeridu ka dhaceen degmooyinka Sehala iyo Janamora ee gobolka Amxaraada, sida ay qortay warbaahinta Addis-Standard.<\/p>\n<p>In ka badan 2.6 milyan oo arday ayaa waxbarasho la&#8217;aan ah, iyadoo 3,000 oo dugsi oo ku yaala guud ahaan gobolka Amxaarada ay weli xiranyihiin sababa la xiriira walaaca amni ee sababay dagaalada daba dheeraaday ee u dhaxeeya ciidamada dowladda Itoobiya iyo jabhadda Fano ee gobolka Amxaarada.<\/p>\n<p>Iyadoo uu wali socdo dagaalka jabhadda Fano iyo ciidamada dowladda itoobiya, ayaa maamulka Abiy Ahmed waxa lagu eedeynaya in uu xasuuq ka geystay gobolka Amxaarada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA): Dagaalada ka socda gobolka Amxaarada ee itoobiya ayaa sababay dhimashada ku dhowaad 20 qof oo gaajo u geeriyooday, xilli abaaro ba&#8217;an ay ka jiraan gobolka, waxaana xirmay goobaha waxbarashada. Wararka laga helayo gobolka ayaa sheegaya in abaar ba&#8217;an ay ka jirto oo saameeysay guud ahaan gobolka, waxaana kiisaska geeridu ka dhaceen degmooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":509167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509165","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509165"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509165\/revisions\/509168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}