{"id":509152,"date":"2024-03-04T15:21:31","date_gmt":"2024-03-04T12:21:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509152"},"modified":"2024-03-04T15:23:44","modified_gmt":"2024-03-04T12:23:44","slug":"wasiir-fiqi-wasaaradda-arrimaha-gudaha-waxaa-ay-dajisay-qorshe-dhab-u-heshiisiin-loogu-sameynayo-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-wasaaradda-arrimaha-gudaha-waxaa-ay-dajisay-qorshe-dhab-u-heshiisiin-loogu-sameynayo-bulshada\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi&#8221; Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa ay dajisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada,&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"x1swvt13 x1pi30zi xyamay9\">\n<div class=\"xjkvuk6\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\">\n<p dir=\"auto\">Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo hadal kooban ka jeediyay furitaanka shirka aragti wadaagga ee Machadka Heritage oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaaraddiisu dejisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada, kaas oo la daah-furayo marka laga baxo bisha Ramadaan ee foodda nagu soo hayso.<\/p>\n<p dir=\"auto\">Sidoo kale, wasiirka ayaa tilmaamay in la dhammeystiray qorsheyaal qoto dheer oo wax lagaga qabanayo khilaafyada iyo ka hortagooda, kuwaas oo hadda soo dhammaaday laguna qoray labada luqadood ee Soomaaliga iyo Ingiriiska.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&#8221; Waxaan dejinay istiraatijiyad qorsheyaal qoto dheer oo wax lagaga qabanayo xalinta khilaafyada iyo heshiisiinta noocyadooda kala duwan,waxaa ugu weyn hannaan aan hadda soo dhammeystirnay oo layiraahdo hannaanka dhab u heshiisinta qaran ka hortagga iyo xalinta khilaafyada, wuu soo dhammaaday labada luqadood ee Igiriiska iyo Soomaaliga ayuu ku qoran yahay, waxaana daah-fureynaa marka Ramadanka laga baxo&#8217;,&#8221;.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi, oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in hannaankan dhab u heshiisiinta, wadatashi lagala sameeyay dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan iyo maamul gobolleedyada dalka.<\/p>\n<p>&#8221; Wadatashi ururada Bulshada rayidka iyo dhammaan iyo dowlad gobolleedyadaba, hannaankaas lix tiir buu ka kooban yahay, wuxuuna koobayaa dhammaan tallaabooyinka la qaadayo, waxaana ku dhex lifaaqan oo iyaduna la diyaariyay qorshaha fulinta hannaanka dhab u heshiisiinta qaran oo ka kooban in ku dhow labo boqol oo tallaabo oo lagu hirgelinayo hannaankaas,&#8217; ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Axmed Macallin Fiqi ayaa u mahadceliyay machadka Heritage,isagoo rejeeyay muddada labada cisho ah ee uu shirka socda inuu guul ku soo idlaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo hadal kooban ka jeediyay furitaanka shirka aragti wadaagga ee Machadka Heritage oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaaraddiisu dejisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameynayo Bulshada, kaas oo la daah-furayo marka laga baxo bisha Ramadaan ee foodda nagu soo hayso. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":509153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509152","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509152"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509156,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509152\/revisions\/509156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}