{"id":509089,"date":"2024-03-04T09:30:36","date_gmt":"2024-03-04T06:30:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509089"},"modified":"2024-03-04T10:25:19","modified_gmt":"2024-03-04T07:25:19","slug":"waxaa-maalintii-seddexaad-howgal-lagu-bacsanayo-khawaarijta-uu-ka-socdaa-gobolka-jubbada-hose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waxaa-maalintii-seddexaad-howgal-lagu-bacsanayo-khawaarijta-uu-ka-socdaa-gobolka-jubbada-hose\/","title":{"rendered":"Hawlgal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose oo lagu dilay 35 Khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Howgallo lagu baacsanayo khawaarijta maalintii 3-aad kawada socda Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad Gobolleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Howgalladan ayaa waxay ka socdaan tuulooyinka Muuse-xaaji, Malaaylay, Turdho, Baxar-saafka, iyo degaanno kale, iyadoo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleyshiyaad badan halka qaar kale nolosha lagu qabtay.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa khawaarijta ugu galay godadkii ay ku dhuumaaleysanayeen ee deegaannadaas, waxaana looga dilay 35 Horjoogayaal iyo maleeshiyaad isugu jira Soomaali iyo Ajaabib, sida warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha Howgallada qeybta ka ah.<\/p>\n<p>Horjoogeyaasha la dilay waxaa ku jira Jaabir oo dhalashadiisu tahay Kenyaan, horjoogihii sirdoonka Khawaarijta Saadiq iyo horjoogihii qaraxyada uqaabilsanaa oo lagu magacaabo Cabdiqani ayaa dhammaantood lagu dilay howlgalka sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidanka.<\/p>\n<p>Howgalladan oo wali socda ayaa ilaa hadda lagu nolasha lagu soo qabtay 7 dhagar qabe oo khawaarijta muhiim u ahaa, kuwaas oo dhibaato ku hayay dadka deegaannadaas ku dhaqan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509104 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536255469.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536255469.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536255469-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509105 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536251263.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536251263.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536251263-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509106 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536206538.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536206538.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/FB_IMG_1709536206538-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509107 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240304-WA0001-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240304-WA0001-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240304-WA0001-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240304-WA0001-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240304-WA0001-1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Howgallo lagu baacsanayo khawaarijta maalintii 3-aad kawada socda Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad Gobolleedka Jubbaland. Howgalladan ayaa waxay ka socdaan tuulooyinka Muuse-xaaji, Malaaylay, Turdho, Baxar-saafka, iyo degaanno kale, iyadoo lagu dilay horjoogeyaal iyo maleyshiyaad badan halka qaar kale nolosha lagu qabtay. Ciidamada ayaa khawaarijta ugu galay godadkii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":509094,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509089","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509089"}],"version-history":[{"count":12,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509110,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509089\/revisions\/509110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509094"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}