{"id":508964,"date":"2024-03-02T17:29:15","date_gmt":"2024-03-02T14:29:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508964"},"modified":"2024-03-02T17:29:15","modified_gmt":"2024-03-02T14:29:15","slug":"wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS oo qaabilay madaxweynaha hey\u2019adda Interpeace iyo wafdi uu hoggaaminayo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha hey\u2019adda Interpeace Mudane Itonde Abraham Kakoma iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka booqasho shaqo ku jooga.<\/p>\n<p>Mudane Xassn Macallim iyo Mudane Itonde Abraham ayaa ka wada hadlay arrimo la xariira cadaallada, nabadeynta iyo xasilinta oo muhiim u ah horumarka dalka iyo wadajirka bulshada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha hey\u2019adda Inter Peace ayaa wasiir Xassan Macallim uga mahad-celiyay qaabilaadda iyo soo dhaweynta, waxuuna ammaanay dadaallada dowladda ee dib-u-eegista Dastuurka, iyo horumarinta Caddaaladda iyo garsoorka oo gundhig u ah nabad kusoo dabaalidda dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Mudane Itonde Abraham iyo hey\u2019adda uu madaxda ka yahay uga mahad celiyay shaqada ay dalka ka hayaan ee la xiriirta dadaallada nabadeynta bulshda, waxuuna ku dhiirri geliyay iney joogteeyaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-508965\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-1.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-1-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-1-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-1-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-508966\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-2.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-2-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-2-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-2-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-508967\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"941\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-3.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-3-300x221.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-3-1024x753.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-3-768x565.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-3-860x632.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-508968\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"808\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-4.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-4-300x189.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-4-1024x646.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-4-768x485.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-Interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-4-860x543.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha hey\u2019adda Interpeace Mudane Itonde Abraham Kakoma iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka booqasho shaqo ku jooga. Mudane Xassn Macallim iyo Mudane Itonde Abraham ayaa ka wada hadlay arrimo la xariira cadaallada, nabadeynta iyo xasilinta oo muhiim u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":508965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1187],"class_list":{"0":"post-508964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-qaabilay-madaxweynaha-heyadda-interpeace-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508969,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508964\/revisions\/508969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}