{"id":508960,"date":"2024-03-02T14:50:34","date_gmt":"2024-03-02T11:50:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508960"},"modified":"2024-03-02T14:50:34","modified_gmt":"2024-03-02T11:50:34","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-dhiggiisa-dalka-turkiga-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-dhiggiisa-dalka-turkiga-2\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Ankara(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galaya shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya.<\/p>\n<p>Kulanka labada Madaxweyne ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha iyo Difaaca.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan wada galay heshiis caalami ah oo quseeya dhanka Difaaca iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galaya shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya. Kulanka labada Madaxweyne ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha iyo Difaaca. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":508961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508960","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508962,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508960\/revisions\/508962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}