{"id":508928,"date":"2024-03-01T15:35:44","date_gmt":"2024-03-01T12:35:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508928"},"modified":"2024-03-01T15:35:44","modified_gmt":"2024-03-01T12:35:44","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-u-hambalyeeyay-wasiirka-caafimaadka-qadar-oo-loo-aqoonsaday-wasiirka-ugu-wanaagsan-dunida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-u-hambalyeeyay-wasiirka-caafimaadka-qadar-oo-loo-aqoonsaday-wasiirka-ugu-wanaagsan-dunida\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo u hambalyeeyay Wasiirka Caafimaadka Qadar oo loo aqoonsaday wasiirka ugu wanaagsan dunida"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadam ayaa yiri\u201dwaxaan u hambalyeynayaa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Qadar H.E Dr. Hanan Mohamed Al kuwari oo ku guuleysatey Wasiirka ugu wanaagsan aduunka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in abaalmarintaan ay muuineyso dadaalka gaarka ah ee ay wadaan Wasiirada Caafimaadka ee ku kala sugan daafaha dunida oo ay Soomaaliya ka mid tahay,isagoo yiri \u201ctallaabadaan waxay\u00a0 kor u qaadeysaa tayada shaqo ee hay\u2019adaha dowliga iyo hirgalinta qorshayaasha lagu horumarinayo\u00a0 bulshooyinka Caalamka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u aragnaa dadaallada lagu dhiirigelinayo saraakiisha kale ee Dowladdaha iyo bixiyeyaasha adeegga Caafimaadka in ay yihiin kuwo\u00a0 \u00a0 Kobcinaya hal-abuurka iyo kor u qaadista aqoonta iyada oo la tixgelinayo xaaladaha ku saabsan arrimaha caalamiga ah ee maanta iyo burrito ayuu hadaladiisa ku soo gabagabeeyay wasiirka caadifaadka XFS Mudane Cali Xaaji Aadam.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadam ayaa yiri\u201dwaxaan u hambalyeynayaa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Qadar H.E Dr. Hanan Mohamed Al kuwari oo ku guuleysatey Wasiirka ugu wanaagsan aduunka. Wasiirka ayaa xusay in abaalmarintaan ay muuineyso dadaalka gaarka ah ee ay wadaan Wasiirada Caafimaadka ee ku kala sugan daafaha dunida oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":508929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508928","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508930,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508928\/revisions\/508930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}