{"id":508918,"date":"2024-03-01T10:06:01","date_gmt":"2024-03-01T07:06:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508918"},"modified":"2024-03-01T10:06:01","modified_gmt":"2024-03-01T07:06:01","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-shirka-wada-tashiga-golaha-wakiilada-ee-dowlad-goboleedyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-guddoomiyay-shirka-wada-tashiga-golaha-wakiilada-ee-dowlad-goboleedyadda\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo guddoomiyay shirka wada-tashiga golaha wakiilada ee dowlad goboleedyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shirka wada-tashi guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad goboleedyadda,kaas oo looga hadlaayo qodobbo badan oo ay ku jiraan arrimaha dastuurka. dalka iyo guddoonka BJFS.<\/p>\n<p>Shirkaasi waxaa Guddoomiyaha ku wehelinaayey Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacade.<\/p>\n<p>Shirka wada-tashiga ayaa qeyb ka ah talo gelinta arrimaha dib u eegista Dastuurka oo doodiisa ay ka socoto Baarlamaanka labadiisa aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ujeedka shirka oo ka socda Magaalada Muqdisho ayaa ah in guddoomiyeyaasha dowlad goboleedyadda ee ka qeyb galaya shirka wada-tashi ee wax ka bedelka dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay shacabka gobolada u gudbiyaan ama gaarsiiyaan horumarada lagu saleeyay qodobada dastuurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shirka wada-tashi guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad goboleedyadda,kaas oo looga hadlaayo qodobbo badan oo ay ku jiraan arrimaha dastuurka. dalka iyo guddoonka BJFS. Shirkaasi waxaa Guddoomiyaha ku wehelinaayey Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, Ku-xigeenka Koowaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":508920,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508918","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508919,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508918\/revisions\/508919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}