{"id":508883,"date":"2024-02-29T12:34:11","date_gmt":"2024-02-29T09:34:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508883"},"modified":"2024-02-29T12:34:11","modified_gmt":"2024-02-29T09:34:11","slug":"guddoomiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-kulan-sagootin-ah-la-qaatay-danjiraha-turkiga-u-joogay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-kulan-sagootin-ah-la-qaatay-danjiraha-turkiga-u-joogay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Turkiga u joogay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan sagootin ah kula qaatay danjiraha dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga u joogay Soomaaliya, Mudane \u0130brahim Mete Ya\u011fli.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa safiirka ku ammaanay inta uu joogay daddaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga ee ka dhaxeeya labada dowladood, isagoona xusay in Dowladda Turkiga kaalin weyn ka qaateen dagaalka lagu jiro kooxaha Khawaariijta ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan sagootin ah kula qaatay danjiraha dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga u joogay Soomaaliya, Mudane \u0130brahim Mete Ya\u011fli. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa safiirka ku ammaanay inta uu joogay daddaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508883","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508885,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508883\/revisions\/508885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}