{"id":508874,"date":"2024-02-29T12:12:58","date_gmt":"2024-02-29T09:12:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508874"},"modified":"2024-02-29T15:56:17","modified_gmt":"2024-02-29T12:56:17","slug":"xildhibaan-fowsiyo-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqday-inay-u-sharaxan-tahay-xilka-guddoomiyaha-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-fowsiyo-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqday-inay-u-sharaxan-tahay-xilka-guddoomiyaha-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fowsiyo oo si rasmi ah ugu dhawaaqday inay u sharaxan tahay xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA)- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee sanadka soo soocda.<\/p>\n<p>Marwo Fowsiyo ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay xilkan, iyadoo xustay in qofka xilkan qabta uu faa\u2019iido u horseedi karo dalka iyo guud ahaan qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Waxay intaas ku dartay: &#8220;Soomaaliya waxay isku dayday inay jagadan hesho 1970-meeyadii, laakiin kuma aysan guuleysan, weligeedna ma qaban, balse markaan waxaa guddoonka leh bariga, waxaana ka sharaxan annaga iyo Kenya.&#8221;<\/p>\n<p>Xildhibaan Foosiya ayaa hadalkeeda ku soo gebegabeysay in Soomaaliya fursad aad u sarreysa ay u leedahay hanashada xilkan haddii lagu bixiyo dadaal ku filan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA)- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee sanadka soo soocda. Marwo Fowsiyo ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay xilkan, iyadoo xustay in qofka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508874","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508874"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508889,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508874\/revisions\/508889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}