{"id":508862,"date":"2024-02-29T11:24:27","date_gmt":"2024-02-29T08:24:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508862"},"modified":"2024-02-29T11:26:32","modified_gmt":"2024-02-29T08:26:32","slug":"shirweynaha-maamulada-gobollada-iyo-degmooyinka-hirshabeelle-oo-lagu-soo-gebegabeeyay-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-maamulada-gobollada-iyo-degmooyinka-hirshabeelle-oo-lagu-soo-gebegabeeyay-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Shirweynaha Maamulada, Gobollada iyo Degmooyinka Hirshabeelle oo lagu soo gebegabeeyay magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Jowhar, (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo xiray Shirweynaha Maamulada, Gobollada iyo Degmooyinka ee ka socday magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweynaha Hirshabeelle, ku xigeenkiisa Mudane Yusuf Ahmed Hagar (Dabageed), wasiiro iyo siyaasiyiin kala duwan ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu soo gebagebeeyay shirka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa yiri: \u201cGulufka ka dhanka ah Khawaarijta waa sii socon doona inta laga saarayo guud ahaan Hirshabeelle\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweynaha ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay in wejiga xiga uu ku wajahan yahay galbeedka maamulkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Shirweynaha Maamulada, Gobollada iyo Degmooyinka ee 4tii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Jowhar ayaa diirada lagu saaray daadejinta hanaanka dowladnimo.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo xiray Shirweynaha Maamulada, Gobollada iyo Degmooyinka ee ka socday magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle, ku xigeenkiisa Mudane Yusuf Ahmed Hagar (Dabageed), wasiiro iyo siyaasiyiin kala duwan ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu soo gebagebeeyay shirka. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508862","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508862"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508867,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508862\/revisions\/508867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}