{"id":508843,"date":"2024-02-29T08:38:13","date_gmt":"2024-02-29T05:38:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508843"},"modified":"2024-02-29T08:38:13","modified_gmt":"2024-02-29T05:38:13","slug":"guddoomiye-madaale-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dowladda-qatar-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dowladda-qatar-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Naciimi oo kulan wada qaatay ayaa ka wada hadlay arrima dhowr ah oo ay ka mid yihiin dargalinta heshiisyadii horey u dhacay oo ay ugu horeyso mataaneenta Muqdisho iyo Doxa.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa sidoo kale Danjiraha Dowladda Qatar kala hadlay dib u cusbooneysiinta mashaariicda lagu hor-marinaayo dib-u-dhiska Caasimadda, Asigoona kaga mahadceliyay Boqortooyada Qatar kaalinta hagar la\u2019aanta ah oo ay marwalba la garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Naciimi oo kulan wada qaatay ayaa ka wada hadlay arrima dhowr ah oo ay ka mid yihiin dargalinta heshiisyadii horey u dhacay oo ay ugu horeyso mataaneenta Muqdisho iyo Doxa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508843","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508843","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508843"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508847,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508843\/revisions\/508847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}