{"id":508804,"date":"2024-02-28T13:12:48","date_gmt":"2024-02-28T10:12:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508804"},"modified":"2024-02-28T14:21:40","modified_gmt":"2024-02-28T11:21:40","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sagootiyay-safiirkii-turkiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sagootiyay-safiirkii-turkiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo sagootiyay Safiirkii Turkiga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyada Qaranka ugu sameeyey safiirka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane \u0130braahim Mete YA\u011eLI oo uu u dhamaaday muddo xileedkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Qaranka ayaa Safiirka ku bogaadiyey dedaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyada Qaranka ugu sameeyey safiirka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane \u0130braahim Mete YA\u011eLI oo uu u dhamaaday muddo xileedkiisa. Madaxweynaha Qaranka ayaa Safiirka ku bogaadiyey dedaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dal.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508804","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508804"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508814,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508804\/revisions\/508814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}