{"id":508779,"date":"2024-02-28T08:31:25","date_gmt":"2024-02-28T05:31:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508779"},"modified":"2024-02-28T08:32:32","modified_gmt":"2024-02-28T05:32:32","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-shir-muhiim-ah-kaga-qayb-galay-washington-dc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-shir-muhiim-ah-kaga-qayb-galay-washington-dc\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir muhiim ah kaga qayb galay Washington DC"},"content":{"rendered":"<p>Washington DC-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay Madasha Xaaladaha Nuglaanta ee 2024-ka, taas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa lagu falanqeynayaa caqabadaha nuglaanta, xaaladaha ay ismaandhaafyada iyo colaaduhu keenaan iyo sida ugu habboon ee looga bixi karo.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa Madasha la wadaagay waayo-aragnimada Soomaaliya ee ku aaddan sida dalalku uga gudbi karaan heerka nuglaanta una gaadhi karaan adkeysi iyo horumar waara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington DC-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay Madasha Xaaladaha Nuglaanta ee 2024-ka, taas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka. Shirkan ayaa lagu falanqeynayaa caqabadaha nuglaanta, xaaladaha ay ismaandhaafyada iyo colaaduhu keenaan iyo sida ugu habboon ee looga bixi karo. Ra&#8217;iisul Wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508779","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508779"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508782,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508779\/revisions\/508782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}