{"id":508769,"date":"2024-02-27T17:42:26","date_gmt":"2024-02-27T14:42:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508769"},"modified":"2024-02-27T17:42:26","modified_gmt":"2024-02-27T14:42:26","slug":"shirka-maamulada-degmooyinka-iyo-gobolada-hirshabeelle-oo-looga-hadlay-adeegga-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-maamulada-degmooyinka-iyo-gobolada-hirshabeelle-oo-looga-hadlay-adeegga-bulshada\/","title":{"rendered":"Shirka maamulada degmooyinka iyo gobolada Hirshabeelle oo looga hadlay adeegga bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.<\/p>\n<p>Shirka oo galay maalintii 3-aad ayaa lagu gorfeeyay amniga iyo cadaallada iyo sida wax ka beddel xooggan loogu sameeyay qeybahaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaa inaan degmo walba ka hirgelinaa ciidamo xoog badan oo ilaaliyo heybada Dowladnimada&#8221; ayuu yiri mudane Dabageed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle ayaa shacabka ku nool deeganada Hirshabeelle waxa uu ugu baaqay inay la shaqeeyaan maamulka si loo gaaro Dowladnimo loo dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta. Shirka oo galay maalintii 3-aad ayaa lagu gorfeeyay amniga iyo cadaallada iyo sida wax ka beddel xooggan loogu sameeyay qeybahaasi. \u201cWaa inaan degmo walba ka hirgelinaa ciidamo xoog badan oo ilaaliyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":508770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508769","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508771,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508769\/revisions\/508771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}