{"id":508757,"date":"2024-02-27T14:20:34","date_gmt":"2024-02-27T11:20:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508757"},"modified":"2024-02-27T14:23:20","modified_gmt":"2024-02-27T11:23:20","slug":"hayadaha-sodma-iyo-hikma-charity-oo-iska-kaashanaya-arrimo-la-xiriira-ka-wada-shaqaynta-gargaarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-sodma-iyo-hikma-charity-oo-iska-kaashanaya-arrimo-la-xiriira-ka-wada-shaqaynta-gargaarka\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha SoDMA iyo HIKMA Charity oo iska kaashanaya arrimo la xiriira ka wada shaqaynta gargaarka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxa mashaariicda hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr; Ismaaciil Jimcaale oo uu wehliyo u qaybsanaha arrimaha Carabta ee SoDMA, Cabdirahman Waxiid ayaa kulan ku saabsan ka wada shaqaynta arrimaha gargaarka la qaatay Agaasimaha hay&#8217;adda maxalliga ah ee HIKMA Charity Association, Maxamuud Sheekh Cabdirahman iyo mas&#8217;uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Madaxda hay&#8217;adahan ayaa waxay ka wada hadleen sidii looga wada shaqayn lahaa arrimaha gargaarka, horumarinta iyo Iskaashi dhexmara labada dhinac.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxa mashaariicda hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr; Ismaaciil Jimcaale oo uu wehliyo u qaybsanaha arrimaha Carabta ee SoDMA, Cabdirahman Waxiid ayaa kulan ku saabsan ka wada shaqaynta arrimaha gargaarka la qaatay Agaasimaha hay&#8217;adda maxalliga ah ee HIKMA Charity Association, Maxamuud Sheekh Cabdirahman iyo mas&#8217;uuliyiin kale. Madaxda hay&#8217;adahan ayaa waxay ka wada hadleen sidii looga wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508757","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508757"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508762,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508757\/revisions\/508762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}