{"id":508751,"date":"2024-02-27T13:12:52","date_gmt":"2024-02-27T10:12:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508751"},"modified":"2024-02-27T13:13:41","modified_gmt":"2024-02-27T10:13:41","slug":"wasiir-fiqi-oo-la-kulmay-madaxda-hayadda-nabadda-iyo-xallinta-khilaafaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-la-kulmay-madaxda-hayadda-nabadda-iyo-xallinta-khilaafaadka\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo la kulmay madaxda hay&#8217;adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi iyo xubno sare oo ka socday hay&#8217;adda PRINCIPLES FOR PEACE (P4P) FOUNDATION oo ka shaqeysa howlaha nabad-dhiska iyo ka hortagga ismaandhaafka.<\/p>\n<p>Xubnaha Wasiirka la kulmay waxaa ka mid ahaa marwo; Hibo Qasaas oo ah Agaasimaha fulinta ee hey\u2019adda iyo marwo: Khadiijo Cali Cosoble oo ka tirsan maamulka sare ee hey\u2019adda, wuxuuna mudane Fiqi aad usoo dhoweeyay in ay ka howl billaabaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hay,addaan ayaa maalinta berri ah lagu wadaa in ay ku daahfurto caasimadda Muqdisho barnaamijkeeda ku aaddan mabaadi&#8217;da nabadda iyo xalinta khilaafaadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi iyo xubno sare oo ka socday hay&#8217;adda PRINCIPLES FOR PEACE (P4P) FOUNDATION oo ka shaqeysa howlaha nabad-dhiska iyo ka hortagga ismaandhaafka. Xubnaha Wasiirka la kulmay waxaa ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508751","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508751"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508755,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508751\/revisions\/508755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}