{"id":508712,"date":"2024-02-26T17:12:08","date_gmt":"2024-02-26T14:12:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508712"},"modified":"2024-02-26T17:12:08","modified_gmt":"2024-02-26T14:12:08","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-la-kulmay-madaxda-hayadda-usaid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-la-kulmay-madaxda-hayadda-usaid\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka oo la kulmay madaxda hay\u2019adda USAID"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay\u2019adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay\u2019adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay howsha ka hortagga leexsashada gargaarka, arrimaha u adkaysiga aafooyinka, Xasilinta deegannada la xoreyay iyo arrimaha la xariira abaaraha soo noqnoqday.<\/p>\n<p>Guddomiyaha Hay\u2019adda SoDMA, ayaa aad uga mahadceliyay Hay\u2019adda USAID hawlaha gargaar iyo horumarineed ay ka waddo dalka, isagoo ballanqaaday dhankiisa in la sii xoojin doono ka mira dhalinta qodobbadii laga wada hadlay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay\u2019adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay\u2019adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay howsha ka hortagga leexsashada gargaarka, arrimaha u adkaysiga aafooyinka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":508713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508712","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508714,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508712\/revisions\/508714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}