{"id":508705,"date":"2024-02-26T16:42:15","date_gmt":"2024-02-26T13:42:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508705"},"modified":"2024-02-26T17:00:17","modified_gmt":"2024-02-26T14:00:17","slug":"wasiir-fardowso-cigaal-talaabadii-koowaad-ee-lagu-ilaalinaayey-badqabka-duulimaadyada-isticmaala-hawada-dalkeena-ayaa-qaadnay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fardowso-cigaal-talaabadii-koowaad-ee-lagu-ilaalinaayey-badqabka-duulimaadyada-isticmaala-hawada-dalkeena-ayaa-qaadnay\/","title":{"rendered":"Wasiir Fardowso Cigaal &#8220;Talaabadii koowaad ee lagu ilaalinaayey badqabka duulimaadyada isticmaala hawada dalkeena ayaa qaadnay&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"x1swvt13 x1pi30zi xyamay9\">\n<div class=\"xjkvuk6\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka, Fardowso Cigaal oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixisay badqabka duulimaadyada isticmaalka hawada dalkeenna iyo tallaabooyin lagula ilaalinaayo oo wasaaraddu qaaday.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasiirka ayaa sheegtay in ay aad uga xun yihiin in dadka ay iska indha-tiraan nidaamka iyo dowladnimada oo wax aysan shaqo ku lahayn dhex galaan, waxayna hadalkeeda intaas ku sii dartay in ay qaadeen tallaabadii ugu horeysay oo lagu ilaalinaayo badqabka duulimaadyada iyo isticmaalka hawadeenna.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Waxaa jira mitigation step wax la yiraahdo oo ilaa 4-3-5, haddba inta aad adiga gaarsiin karto oo maalinba tallaabo gaar ah aad qaado, tallabadii ugu horeysay oo aan qaadnay waxay ahayd nootamyadii la diray iyo communication-kii, mobiladii niiclaha oo ay haysteen kii ka horumarsanaa (advanced) aan u guurnay, adduunkana u sheegnay ku niri nidaamkaas ayaa u guurnay, diyaaradahana u sheegnay in aysan dhageysan oo ay inagu si toos ah inoola soo hadlaan,&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, Wasiir Fardowso Cigaal, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka la isla dhexmariyay ee sheegaya in uu khal khal ka jiro badqabka duulimaadyada, waxayna wasiir Fardowsa carabka ku adkeysay in ay awood buuxda u leeyihiin maamulka hawada ee dalkeenna.<\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Haya\u2019adda duulista rayidka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in hadda wax laga badalay habka isgaarsiinta ee lagula xiriiro diyaaradaha maraya hawada Somaliland, sababo la xiriira hubinta badqabka hawada.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf x1n2onr6 x1iyjqo2 x2lwn1j xw7yly9\">\n<div class=\"x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x1iyjqo2 x1ja2u2z x6ikm8r x10wlt62\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka, Fardowso Cigaal oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixisay badqabka duulimaadyada isticmaalka hawada dalkeenna iyo tallaabooyin lagula ilaalinaayo oo wasaaraddu qaaday. Wasiirka ayaa sheegtay in ay aad uga xun yihiin in dadka ay iska indha-tiraan nidaamka iyo dowladnimada oo wax aysan shaqo ku lahayn dhex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":508708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508705","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508705"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508710,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508705\/revisions\/508710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}