{"id":508669,"date":"2024-02-26T09:51:33","date_gmt":"2024-02-26T06:51:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508669"},"modified":"2024-02-26T09:51:33","modified_gmt":"2024-02-26T06:51:33","slug":"wasiirka-caddaaladda-iyo-arrimaha-dastuurka-xfs-oo-booqday-xarunta-cilmi-baarista-qaanuunka-iyo-garsoorka-dalka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-iyo-arrimaha-dastuurka-xfs-oo-booqday-xarunta-cilmi-baarista-qaanuunka-iyo-garsoorka-dalka-qatar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo booqday Xarunta Cilmi-baarista qaanuunka iyo Garsoorka dalka Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Qatar(SONNA):-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Xarunta Cilmi-baarista qaanuunka iyo Garsoorka dalka Qatar, waxaana Madaxda xarunta, cilmi-baarayaasha iyo hawlwadeennada warbixin dhamaystiran ka siiyeen shaqada xarunta iyo hannaanka ay u shaqeyso.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macallim oo sidoo kale booqday xarunta diiwaan-gelinta iyo nootaayooyinka dalka Qatar, ayaa madaxda iyo howl-wadeennada maamula ka dhegaystay warbixin ku sahabsan qaabka casriga ah ee loo maamulo arrimaha diiwaan-gelinta iyo hubinta nootaayooyinka.<\/p>\n<p>Mudane Xassn Macallim ayaa ka waraystay sida dowladda Qatar u sameyso wacyi-gelinta qaanuunka, tababaridda shaqaalaha qaanuunka ee dawladda, maamulka nootaayooyinka iyo heshiisyada,<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macallim oo dowladda Qatar\u00a0 ku ammaanay horumarka ballaran ee dhinaca kaabayaasha caddaaladda iyo garsoorka, ayaa sheegay in Soomaaliya u baahantahay inay ka faa&#8217;iidaysato khibradda dalalka saaxiibka ah inta ay ku jirto geeddi-socodka dhismaha qaranka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240226_094858_696.sdocx--><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-508671\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0001-300x159.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"159\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0001-300x159.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0001-1024x544.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0001-768x408.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0001-860x457.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0001.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-508672\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0002-300x161.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"161\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0002-300x161.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0002-1024x551.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0002-768x413.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0002-860x463.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0002.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-508673\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0000-300x162.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"162\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0000-300x162.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0000-1024x554.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0000-768x415.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0000-860x465.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/IMG-20240226-WA0000.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qatar(SONNA):-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Xarunta Cilmi-baarista qaanuunka iyo Garsoorka dalka Qatar, waxaana Madaxda xarunta, cilmi-baarayaasha iyo hawlwadeennada warbixin dhamaystiran ka siiyeen shaqada xarunta iyo hannaanka ay u shaqeyso. Wasiir Xasan Macallim oo sidoo kale booqday xarunta diiwaan-gelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":508672,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508669\/revisions\/508675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}