{"id":508649,"date":"2024-02-26T07:30:58","date_gmt":"2024-02-26T04:30:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508649"},"modified":"2024-02-26T07:30:58","modified_gmt":"2024-02-26T04:30:58","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-markale-saakay-u-fariisaneyso-dhageysiga-dacwad-ka-dhan-ah-nin-gubay-xaaskiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-markale-saakay-u-fariisaneyso-dhageysiga-dacwad-ka-dhan-ah-nin-gubay-xaaskiisa\/","title":{"rendered":"Maxkamadda gobolka Banaadir oo markale Saakay u fariisaneyso Dhageysiga dacwad ka dhan ah nin gubay xaaskiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho;-(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa\u2019uud oo horay u gubay Xaaskiisa oo uur lahayd.<\/p>\n<p>Sayid Cali Macallim Daa\u2019uud ayaa 26 kii January, 2024,degmada Dharkenley nolosha ku gubay marxuumad Luul Cabdicasiis oo ahayd xaaskiisa oo uur lahayd,ugu dambeyna u geeriyootay iyada iyo ilmihii yara ee caloosha ay ku sidday.<\/p>\n<p>Ciidanka ammaanka ayaa Eedeysanaha gacanta kusoo dhigay 05-02-2024 xilli uu ku dhuumaalaysanayay meel u dhow degmadda Wisil ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Maxakamadda Gobolka Banaadira ayaana sakay lagu wadaa in xeer ilaalinta iyo qareennada difaacayo dhibanaha iyo eedeysanaha in hormkenaan maxkamadda caddeymo iyo marqaatiyo dhameystiran.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240226_072410_827.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho;-(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa\u2019uud oo horay u gubay Xaaskiisa oo uur lahayd. Sayid Cali Macallim Daa\u2019uud ayaa 26 kii January, 2024,degmada Dharkenley nolosha ku gubay marxuumad Luul Cabdicasiis oo ahayd xaaskiisa oo uur lahayd,ugu dambeyna u geeriyootay iyada iyo ilmihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":493398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508649","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508650,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508649\/revisions\/508650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}