{"id":508606,"date":"2024-02-25T14:15:14","date_gmt":"2024-02-25T11:15:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508606"},"modified":"2024-02-25T15:29:49","modified_gmt":"2024-02-25T12:29:49","slug":"war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirka-wadatashiga-ah-ee-wasaaradaha-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-heer-federal-iyo-heer-dowlad-goboleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/war-murtiyeed-laga-soo-saaray-shirka-wadatashiga-ah-ee-wasaaradaha-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-heer-federal-iyo-heer-dowlad-goboleed\/","title":{"rendered":"War-murtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga ah ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka\u00a0 wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray\u00a0 Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada dalka,oo ka socday Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan oo mudda shan cisho ah ka Socday magaalada muqdisho ay looga hadlayay iskaashiga la dagaalanka fikirka xagjirka,kaas oo inta uu socday looga dooday sidii dalka looga suulin laha fikirka xagjirka ah<\/p>\n<p>Dood wadaag ku saabsan ka Hortaga iyo Daaweynta xagjirnimada Rabshadaha wata ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay inta uu socday,Waxaana Dooda ka qeyb qaadanayay Culimada Diinta,Odayaasha Dhaqanka,Haweenka iyo Dhalinyarada.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta XFS Abuukar Jeylaani oo gabagabada shirka ka hadlay ayaa yiri \u2018\u2019Culimada Soomaaliyeed agtooda ayay taallaa sidii ay xagjirnimada u baabi\u2019in lahaayeen\u201d<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta XFS Saalax shariif Siidkey \u2018\u2019Bil gudaheed in ay dhacaan kiisas badan oo is dilka qoyasaska ah waa weerar diinta\u00a0 iyo akhlaaqda lagu soo qaaday oo laga yaabo in ay khawaarijtu ka dambeyso<\/p>\n<p>Shirka ayaa ugu dambeyn laga soo saaray warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban:-<\/p>\n<p>1) in la joogteyo wadashaqeynta ka dhaxeyso wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Heer faderaal iyo mid maamul goboleed,si loo dar-dargaliyo howlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arimha DFS iyo kuwa xunha ka ah dowaldda.<\/p>\n<p>2)wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta heer faderaal\u00a0 iyo mid\u00a0 dowlad gobleedya waxa ay isla qateen in shirkadaha ku tartamayo adeegga xajka in warqadda ogolaansha ah ay kasoo qaataan wasaaradaha dowlad goboleedyada ay ka tirsan yihiin tartanka ka hor.<\/p>\n<p>3) in wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Heer faderaal iyo kuwa dowlad goboleedyada ay si siman u wadagaan deeqaha waxbarashada iyo mashariicda hormarineed.<\/p>\n<p>Qodobadaa iyo kuwa kale ayaa ku xusnaa warmurtiyedka shirka laga soo saaray maanta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240225_140442_115.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka\u00a0 wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray\u00a0 Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada dalka,oo ka socday Muqdisho. Shirkan oo mudda shan cisho ah ka Socday magaalada muqdisho ay looga hadlayay iskaashiga la dagaalanka fikirka xagjirka,kaas oo inta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":508607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508606"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508619,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508606\/revisions\/508619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}