{"id":508556,"date":"2024-02-24T23:07:32","date_gmt":"2024-02-24T20:07:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508556"},"modified":"2024-02-24T23:08:25","modified_gmt":"2024-02-24T20:08:25","slug":"hayadda-duulista-rayidkajirto-amni-xumo-iyo-halis-badqab-oo-ka-jira-hawada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-duulista-rayidkajirto-amni-xumo-iyo-halis-badqab-oo-ka-jira-hawada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Duulista Rayidka&#8221; Majirto amni xumo iyo halis badqab oo ka jira hawada Soomaaliya&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho*SONNA):-Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa goor-dhow sheegtay in aysan jirin amni xumo iyo halis ka jirta hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya u caddeynaysaa inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya.Ma jirto amni xumo iyo halis badqab oo ka jira hawada Soomaaliya&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho*SONNA):-Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa goor-dhow sheegtay in aysan jirin amni xumo iyo halis ka jirta hawada Soomaaliya. &#8220;Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya u caddeynaysaa inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya.Ma jirto amni xumo iyo halis badqab oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":506809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508556","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508556"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508558,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508556\/revisions\/508558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}