{"id":508468,"date":"2024-02-23T14:03:35","date_gmt":"2024-02-23T11:03:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508468"},"modified":"2024-02-23T14:03:35","modified_gmt":"2024-02-23T11:03:35","slug":"masuuliyiin-ka-socday-hayadda-maareynta-musiiboyinka-iyo-hirshabelle-oo-booqday-biya-xireenka-sabuun-ee-duleedka-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-socday-hayadda-maareynta-musiiboyinka-iyo-hirshabelle-oo-booqday-biya-xireenka-sabuun-ee-duleedka-jowhar\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin ka socday Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka iyo Hirshabelle oo booqday biya xireenka Sabuun ee duleedka Jowhar."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka \u00a0Md, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay qayb ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, wasiir ku-xigeenka\u00a0 Wasaaradda Gargaarka , Guddoomiyaha Gobolka Shabeeladda Dhexe\u00a0 Axmed Mayre Makraan , iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen biya xireenka Sabuun ee duleedka Magalaada Jowhar.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaan ayaa kormeeeray qayabaha kala duwan ee biya xireenka,\u00a0 kaas oo ay ka muuqdaan sameyntii ka soo gaartay Fatahaadii El-Ni\u00f1o ee sanadkii hore.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka ayaa sheegay in ay ka shaqeyn donaan dib u dayactirka kanaalkaan, anagoo ayuu yiri kaa shaneyna Shacabka Soomaaliyeed iyo saaxibada caalamka .<\/p>\n<p>si looga hor taggo daadad iyo fatahaado laga cabsi qabo in roobka gu&#8217;ga uu sameeyo waxaana loo bahanyahay in la habeeyo biya xireenada iyo goobaha kale ee biya mareenada ah, ayuu intaa ku daray Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka \u00a0Md, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay qayb ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, wasiir ku-xigeenka\u00a0 Wasaaradda Gargaarka , Guddoomiyaha Gobolka Shabeeladda Dhexe\u00a0 Axmed Mayre Makraan , iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen biya xireenka Sabuun ee duleedka Magalaada Jowhar. Mas\u2019uuliyiintaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":508470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508468","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508469,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508468\/revisions\/508469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}