{"id":508455,"date":"2024-02-23T09:18:51","date_gmt":"2024-02-23T06:18:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508455"},"modified":"2024-02-23T09:18:51","modified_gmt":"2024-02-23T06:18:51","slug":"israel-oo-duqeymo-cusub-ku-dishay-40-ruux-oo-ku-sugnaa-bartamaha-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-duqeymo-cusub-ku-dishay-40-ruux-oo-ku-sugnaa-bartamaha-gaza\/","title":{"rendered":"Israel oo duqeymo cusub ku dishay 40 ruux oo ku sugnaa bartamaha Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Duqeymo ay ciidamada Israa\u2019iil ku qaadeen guryo la deggan yahay oo ku yaalla bartamaha Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 40 falastiiniyiin ah,sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta deegaanka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ugu baaqaynaa caalamka xorta ah in ay si degdeg ah u joojiyaan dagaalkaan xasuuqa ah ee ay ciidamada Israa&#8217;iil ku hayaan dadka rayidka ah&#8221;sidaasi waxaa yiri Xafiiska warbaahinta dawladda ee Gaza.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa ku warameysa in ciidamada Israel ay dib u galeen cisbitaalka la go&#8217;doomiyay ee Nasser ee Khan Younis ka dib markii ay ka baxeen muddo kooban, iyada oo ay sii xumaanayso xaaladaha xarunta caafimaadka.<\/p>\n<p>Waxaa weli xayiran lacagihii deeq-bixiyeyaasha reer galbeedka ee loogu talagalay dadka Falastiin,waxaana la sheegayaa in baahida bini\u2019aadanimo ee ka jirta Gaza ay gaartay meel aad u daran.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 29,410 falastiiniyiin ah ayaa la dilay, 69,465 kalena waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa\u2019iil ee Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqeymo ay ciidamada Israa\u2019iil ku qaadeen guryo la deggan yahay oo ku yaalla bartamaha Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 40 falastiiniyiin ah,sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta deegaanka. &#8220;Waxaan ugu baaqaynaa caalamka xorta ah in ay si degdeg ah u joojiyaan dagaalkaan xasuuqa ah ee ay ciidamada Israa&#8217;iil ku hayaan dadka rayidka ah&#8221;sidaasi waxaa yiri Xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":508457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508455","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508456,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508455\/revisions\/508456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}