{"id":508451,"date":"2024-02-23T08:47:08","date_gmt":"2024-02-23T05:47:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508451"},"modified":"2024-02-23T08:47:08","modified_gmt":"2024-02-23T05:47:08","slug":"safiiirka-jfs-ee-kenya-oo-tababar-u-soo-xiray-shaqaale-ka-tirsan-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-loo-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiiirka-jfs-ee-kenya-oo-tababar-u-soo-xiray-shaqaale-ka-tirsan-dowladda-iyo-kuwa-gaarka-loo-leeyahay\/","title":{"rendered":"Safiiirka JFS ee Kenya oo tababar u soo xiray Shaqaale ka tirsan Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay."},"content":{"rendered":"<p>Tababarkan oo socday muddo todobo casho ah ayaa waxa ay ka qeyb galayaasha ku qaateen casharo ku saabsan Nidaamka Qandaraasyada Dheef-wadaagga ah ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (PPP) , kaasi oo ay bixxinayren quburo ka tirsan Hay&#8217;adda International Finance Corporation (IFC) ee hoostagra Bankiga Adduunka.<\/p>\n<p>Ugu horeey waxaa halkaasi ka hadlay Madaxda Hay&#8217;adda IFC iyo Mashruuca Nidaamka Qandaraasyada Dheef-wadaagga ah, kuwaasi oo ku dheeraaday waxtarka uu u leeyahay Mashruucaan Guud ahaan Dalka iyo Dadka Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar ka mid ah ka soo qeybgalayaashii ka faa&#8217;iideystay intii uu Taba-barkaan ayaa ka warbixiyey waxyaabaha ay ka faa&#8217;iideysteen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya waxa uu shahaadooyin Gudoonsiiyay Dhamaan wiilasha iyo Gabdhaha ka faa&#8217;iideystay Tababarkani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababarkan oo socday muddo todobo casho ah ayaa waxa ay ka qeyb galayaasha ku qaateen casharo ku saabsan Nidaamka Qandaraasyada Dheef-wadaagga ah ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (PPP) , kaasi oo ay bixxinayren quburo ka tirsan Hay&#8217;adda International Finance Corporation (IFC) ee hoostagra Bankiga Adduunka. Ugu horeey waxaa halkaasi ka hadlay Madaxda Hay&#8217;adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":508453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508451","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508451"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508454,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508451\/revisions\/508454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}