{"id":508443,"date":"2024-02-22T16:55:38","date_gmt":"2024-02-22T13:55:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508443"},"modified":"2024-02-22T16:55:38","modified_gmt":"2024-02-22T13:55:38","slug":"wasiir-xasan-macallin-oo-ka-qayb-galay-munaasabada-sanad-guurada-54aad-ee-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-xasan-macallin-oo-ka-qayb-galay-munaasabada-sanad-guurada-54aad-ee-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Xasan Macallin oo ka qayb galay munaasabada sanad guurada 54aad ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):- <\/strong>Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS\u00a0 Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Munaasabada sanad-guurada 54aad ee Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay taliska Ciidanka Asluubta.<\/p>\n<p>Munaasanadda oo ahayd Mid aad loo soo agaasimay waxaa goob joog ka ahaa taliyaha Ciidanka Asluubta Generaal Sareeye Guuto Mahad Aadan Cabdiraxmaan iyo Saraakiil sare oo katirsan ciidamada qalabka Sida ee Asluubta, Nabad sugidda iyo Booliska, waxaa laga jeediyay qudbado taabanaya taariiqda ciidanka Asluubta iyo Marxaladihii ay soo Mareen.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macalin oo soo xiray munaasabada ayaa hambalyo u diray sareeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda, dableyda iyo dhamaan xasaaskooda iyo caruurtooda isagoona bogaadiyay howlaha ay ciidanka Asluubta uhayaan dalkooda iyo dadkooda ee ku aadan Daryeelka, illaalinta iyo\u00a0 dhaqan cellinta Maxaabiista.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS\u00a0 Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Munaasabada sanad-guurada 54aad ee Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay taliska Ciidanka Asluubta. Munaasanadda oo ahayd Mid aad loo soo agaasimay waxaa goob joog ka ahaa taliyaha Ciidanka Asluubta Generaal Sareeye Guuto Mahad Aadan Cabdiraxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508443","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508445,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508443\/revisions\/508445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}