{"id":508436,"date":"2024-02-22T15:45:46","date_gmt":"2024-02-22T12:45:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508436"},"modified":"2024-02-22T15:45:46","modified_gmt":"2024-02-22T12:45:46","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-xarunta-madaxtooyada-ku-qaabilay-guddoomiyaha-hayadda-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-xarunta-madaxtooyada-ku-qaabilay-guddoomiyaha-hayadda-sodma\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarunta madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha ayaa kulan gaar ah xarunta madaxtooyada Hirshabeelle kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, iyaga oo ka wada hadlay saameyntii ka dhalatay roobabka El-Ni\u00f1o ee dhammaadkii sanadkii tagay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kulankaan waxaa qayb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabeelle, Maamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe iyo Masuuliyiin ka socday hay\u2019adda SoDMA.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.\u00a0 Guddoomiyaha ayaa kulan gaar ah xarunta madaxtooyada Hirshabeelle kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, iyaga oo ka wada hadlay saameyntii ka dhalatay roobabka El-Ni\u00f1o ee dhammaadkii sanadkii tagay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508436","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508438,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508436\/revisions\/508438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}