{"id":508427,"date":"2024-02-22T14:55:27","date_gmt":"2024-02-22T11:55:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508427"},"modified":"2024-02-22T14:55:27","modified_gmt":"2024-02-22T11:55:27","slug":"guddoomiye-aadan-madoobe-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-14-aad-ee-guddiga-joogtada-ah-ee-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-aadan-madoobe-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-14-aad-ee-guddiga-joogtada-ah-ee-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa mudanayaasha labada aqal ku amaanay dedaalkooda joogtada ah, wuxuuna guddiga warbixin ka siiyay dooda dhameystirka dib u eegista Dastuurka KMG ah oo la soo gabagabeeyay cutubka koowaad iyo bilaawida cutubka labaad ee dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad Xil. Xuseen Iidow ayaa guddiga uga warbixiyay fahamka iyo halka uu maraayo doodaha iyo shintiriska Dastuurka oo dhowaan la bilaabi doonto cutubkiisa labaad.<\/p>\n<p>Gunaanadka kulanka ayaa xubanaha Guddiga Joogtada waxay ka doodeen hubinta ajandyaasha isbuuclaha ah sida shintiriska, hindise sharciyeedyada iyo ajendeyaasha kale muhiimka ah ee horyaala fadhiga Golaha Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa mudanayaasha labada aqal ku amaanay dedaalkooda joogtada ah, wuxuuna guddiga warbixin ka siiyay dooda dhameystirka dib u eegista Dastuurka KMG ah oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508427","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508429,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508427\/revisions\/508429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}