{"id":508418,"date":"2024-02-22T13:49:36","date_gmt":"2024-02-22T10:49:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508418"},"modified":"2024-02-22T13:49:36","modified_gmt":"2024-02-22T10:49:36","slug":"ciidanka-qaranka-oo-markii-ugu-horeysay-ka-qeyb-galeya-carbis-milatary-oo-ka-dhacaya-dalka-dibadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-qaranka-oo-markii-ugu-horeysay-ka-qeyb-galeya-carbis-milatary-oo-ka-dhacaya-dalka-dibadiisa\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qaranka oo markii ugu horeysay ka qeyb galeya carbis Milatary oo ka dhacaya dalka dibadiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Gaas Ibrahim Sheikh Muxuyidiin ayaa hadal u jeediyay Ciidaada sida gaarka u tababaran, kuwaas oo ka qeyb gali doona Carbis Military oo lagu wado in maalinta sabtida ah lagu qabto dalka Kenya.<\/p>\n<p>\u201cCarbiska ka dib waxaa abaal-marinno la guddoonsiin doonaa ka qeyb galayaasha, abaal-marinahaas oo isugu jira mid maaddi iyo ammaan ah ayaa dalka macno weyn u leh.\u201d<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa kula dar daarmay ciidamada ka qeyb qaadanaya Carbiska Milatari in ay tusaale u noqdaan sharafta iyo karaamada Qaranka iyo Ciidanka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliyaha xoogga dalka ayaa xusay guulihii ay ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya ka gaareen dagaalladii 1977-kii, isagoo ugu baaqay ciidamada inay ku daydaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxa la iska rabo markaa halkaas tagtaan waa adkeysi, dulqaad, iyo Akhlaaq, iyo inaa la dhihin ciidamada Soomaaliya ma helin tababar ku filan\u201d. Ayuu raaciyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/Gaas Ibrahim Sheikh Muxuyidiin ayaa hadal u jeediyay Ciidaada sida gaarka u tababaran, kuwaas oo ka qeyb gali doona Carbis Military oo lagu wado in maalinta sabtida ah lagu qabto dalka Kenya. \u201cCarbiska ka dib waxaa abaal-marinno la guddoonsiin doonaa ka qeyb galayaasha, abaal-marinahaas oo isugu jira mid maaddi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":508419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508418","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508420,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508418\/revisions\/508420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}