{"id":508399,"date":"2024-02-22T10:56:49","date_gmt":"2024-02-22T07:56:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508399"},"modified":"2024-02-22T10:56:49","modified_gmt":"2024-02-22T07:56:49","slug":"taliyaha-ciidanka-asluubta-oo-hambalyo-u-diray-xuska-aasaaska-ciidanka-asluubta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-asluubta-oo-hambalyo-u-diray-xuska-aasaaska-ciidanka-asluubta\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hambalyo u diray xuska aasaaska Ciidanka Asluubta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degaya sanada guurda 54-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta oo aheyd 22- Feb-1970.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa Ciidanka u rajeeyay Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xiggeenada, Dableyda Ciidanka Asluubta iyo Xaasaskooda in sanadkaan sanadkiisa xiga ay ku gaaraan Horumar iyo Baraare.<\/p>\n<p>Munaasabada Xuska ayaa waxa ka qayb gelaya Madax kala duwan oo ka socota Haya&#8217;addaha Dowladda sida golaha xukuummadda,labada gile Baarlamaan,talisyada Ciidanka iyo waaxda Garsoorka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degaya sanada guurda 54-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta oo aheyd 22- Feb-1970. Taliyaha ayaa Ciidanka u rajeeyay Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xiggeenada, Dableyda Ciidanka Asluubta iyo Xaasaskooda in sanadkaan sanadkiisa xiga ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":508400,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508399","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508399"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508401,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508399\/revisions\/508401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}